قُلْتُ لَمَّا غَابَ عَنِّي
Waxaan idhi markii uu iga qarsoomay
So
So
قُلْتُ لَمَّا غَابَ عَنِّي
نُورُ مَرَاكَ الْمَصُون
Waxaan idhi markii uu iga libdhay
nuurkii aragtidaada ee xurmaysnaa
شَفَّنِي وَاللَّهِ سُقْمٌ
فِيهِ قَدْ ذُقْتُ الْمَنُونَ
Wallaahi waxaa i ragaadiyey xanuun
aan dhexdiisa dhimashada ku dhadhamiyey
وَعُيُونِي مِنْ نَحِيبٍ
جَارِيَاتٌ كَالْعُيُون
Indhayguna oohin iyo baroor darteed
waxay u qulqulayaan sida ilo biyo ah
وَجُفُونِي مَا كَفَاهَا
مَا جَرَى حَتَّى جَفُون
Baalalkayga indhaha kuma filnaan ilmadii socotay
ilaa ay iyagii laftoodu engegeen
هَامَ قَلْبِي زَادَ وَجْدِي
فَمَتَى وَصْلَكْ يَكُونُ
Qalbigaygu jacayl buu la wareeray, xiisahaygiina waa kordhay
ee goormay ahaan doontaa maalinta kulankeennu?
غَابَ عَنْ عَيْنِي ضِيَاهَا
يَا قَمَرَ دَارِي الْعُيُون
Nuurkii baa indhahayga ka libdhay
Dayaxow, indhahan u naxariiso oo dabiib