أَشْرَقَتْ أَنْوَارْ مُحَمَّد
Waxaa iftiimay nuurradii Maxamed
So
أَشْرَقَتْ أَنْوَارْ مُحَمَّد
عِنْدَمَا هَلَّ الْرَّبِيع
Nuurradii Maxamed baa iftiimay
Markay bishii Rabiic dhalatay
يَا لَهُ مَوْلُودْ مُمَجَّدْ
صَانَهُ اللهُ السَّمِيع
Alla dhalasho sharaf badnaa!
Waxaa dhawray Eebaha wax Maqla
لَيْلَةُ الإِثْنَيْنِ وَضَعَتْ
آمِنَةْ خَيْرَ الأَنَام
Habeenkii Isniinta ayay dhashay
Aamina kii uunka ugu khayrka badnaa
مَعْ طُلُوعِ الْفَجْرِ سَمِعَتْ
أَنَّهُ وُلِدَ الْشَّفِيعْ
Markii waagu dillaacay bay maqashay
Inuu dhashay kii shafeecada lahaa