خَبِّرِي يَا نُسِيْمَةْ عَنْ مُغْرَم
Warram neecawyey mid jecel.
So
خَبِّرِي يَا نُسِيْمَةْ عَنْ مُغْرَمْ
شَجِي وَلْهَانْ عَاشِقِ الْأَنْوَارْ
Warar ii qaad neecadow oo ka sheekee qof jecel
oo murugaysan, oomanna u qaba nuurarka
أَنْتِ عَنِّي اشْتَكِي لُهْ عَنْ حَالِي
طُولَ اللَّيَالِي سَهْرَانْ كَيْ أَرَى الْمُخْتَارْ
Adigu magacayga uga cataw xaaladdayda
habeenno dheer oo soo-jeed ah si aan u arko kan la doortay
مَنْ يَلُمْنِي فِي غَرَامِي طَالَمَا عَاشِقْ جَمَالَكْ
كُنْ شَفِيعِي يَا تِهَامِي جُدْ تَعَطَّفْ بِنَوَالَكْ
Yaa igu eedaynaya jacaylka inta aan quruxdaada u oomanahay
ii noqo shafeecayga reer Tihaama ahow, iigu deeq deeqsinimadaada
يَا مُحَمَّدْ يَا مُمَجَّدْ يَا مُؤَيَّدْ بِالْشَّفَاعَةْ
هَا أَنَا عِنْدَ بَابِك أَرْتَجِي الْأَنْظَارْ
Muxammadow, midka la weyneeyoow, midka shafeecada lagu xoojiyay
waa kan anigoo albaabkaaga jooga oo rajaynaya jaleecadaada