Ba`Alawi
مَا مَعِي وَجَهْ قَابِل بِهْ سِوَى حُسُنْ ظَنِّي
Ma haysto weji aan kugu hor istaago marka laga reebo rajadayda wanaagsan ee aan kugu qabo.
So
مَا مَعِي وَجَهْ قَابِل بِهْ سِوَى حُسُنْ ظَنِّي
فِيكْ يَا رَبِّ فَارْحَمْنِي وَلَا تَمْتَحِنِّي
Ma haysto weji aan kula kulmo oo aan ahayn filashadayda suuban
ee kugu aaddan Rabbiyow, ii naxariiso oo ha i imtixaamin
تُبْتْ يَا رَبِّ فَاقْبَلْ تَوْبَتِي وَاعْفُ عَنِّي
وَامْحُ ذَنْبِي وَسَامِحْ كُلَّ تَقْصِيرْ مِنِّي
Waan toobad keenay Rabbiyow ee iga aqbal oo iga cafi
dambigayga tir-tir oo ka saamax gaabis kasta oo xaggayga ka yimid
خِفِتْ مِنْ عَاقِبَةْ أَمْرِي فَجُدْ لِي بِأَمْنِي
مَحِضْ فَضْلٍ وَإِحْسَانٍ وَجُودٍ وَمَنِّ
Waxaan ka baqay cidhibta amarkayga ee iigu deeq nabadgalyo
oo ah fadli dhab ah, samafal, deeqsinimo iyo naxariis
آه مِنْ عَثْرَتِي يَا رَبِّ مِنْهَا أَقِلْنِي
زَادْ ذَنْبِي وَمِنْ كُثْرِ الْخَطَا حَارْ ذِهْنِي
Hoogeyga iyo gefkayga Rabbiyow iga kacsi
dambigaygii waa batay, gafaf badnaantoodna maankaygu waa wareeray
أَدْرِكْ أَدْرِكْ بِتَعْجِيلِ الْفَرَجْ وَانْتَقِدْنِي
وَاعْطِنِي عِلِمْ مِنْكَ يَا إِلَهِي لَدُنِّي
I gaadh, i gaadh adoo farajka soo dedejinaya oo i samatabbixi
iina sii cilmi xagaaga ka yimid, Ilaahayow, oo ah mid rabbaani ah
يَنْجَلِي بِهْ عَنِ الْقَلْبِ الْصَّدِى كُلَّ رَيْنِ
ياَ سَمِيعَ الْدُّعَاءْ سَلْكَ اسْتَجِبْ وَاسْتَمِعْنِي
Kaas oo wadnaha kaga sifaynaya miridhka iyo dhibco kasta
Maqlihii ducadow, waan ku baryay ee ii ajiib oo i maqal
مَا لِي إِلَّا أَنْتَ مُعْطِي
مَا لِي إِلَّا أَنْتَ مُغْنِي
Ma haysto cid aan adiga ahayn oo wax bixisa
ma haysto cid aan adiga ahayn oo hodan iga dhigta