قَدْ بَدَا إِلَيَّ نُورُهَا عَشِياً
Her Light Appeared to Me at Dusk
So
قَدْ بَدَا إِلَيَّ
نُورُهَا عَشِيَّا
Waxaa ii muuqday
nuurkeedii galabnimadii
ذَاتٌ فَتَنَتْ فِي حُلَى حُسْنِهَا الْبَرِيَّة
Waa jiritaan uunka ku hantiyay bilicda quruxdiisa
أَسْمَاءٌ جَلِيلَةْ
كَمْ شَفَتْ عَلِيَلا
Waa magacyo weyn
intee bukay ay bogsiisay
أَمْسَى قَتِيلاً فِي الْهَوَى وَقَضَى الْمَنِيَّةْ
Isagoo caashiq u dhintay ayuu geeridii dhadhamiyey
صَا حِ لَا تَلُمْنِي
مَدْحُ الْنَّبِي فَنِّي
Saaxiibow ha i canaanan
ammaanta Nabiga ayaa fankayga ah
خَمْرِيَ وَ دَنِي مِنْ طِلَا ثَغْرِ هَا الدُرِيَّة
Khamrigayga iyo weelkaygu waa macaanka afka luulka ah
صَلَى ذُو الْجَلَالِ
عَلَى الْنَّبِي الْغَا لِي
Allaha Sharafta leh ha ku salliyeeyo
Nabiga qaaliga ah
ثُمَّ الْآلِ ذَوِي الْعُلَا الْصَّحْبِ وَالْذُرِيَّة
Kaddibna ehelkii sarreeyey, asxaabtii iyo durriyaddaba