إِنَّ فِي الْجَنَّةِ نَهْرًا مِنْ لَبَنْ
Runtii Jannada waxaa ku yaal Wabiga Caanaha
لَا إِلٰهَ إِلَّا اللّٰه للّٰه اللّٰه
لَا إِلٰهَ إِلَّا اللّٰه جُدْ عَلَيْنَا
Jannada waxaa ku jira webi caano ah
Oo u ah Cali, Xuseen, iyo Xasan
إِنَّ فِي الْجَنَّةِ نَهْرًا مِنْ لَبَنْ
لِعَلِّىٍ وَحُسَيْنٍ وَحَسَنْ
Jacaylka ehelka Nabiga waa waajib nagu ah
Jacaylkan awgiis, ma cabsanno imtixaannada
حُبُّ أَهْلِ البَيْتِ فَرْضٌ عِنْدَنَا
وَبِهَذَا الحُبِّ لَانَخْشَ المِحَنْ
Qof kasta oo iyaga jecel
Wuxuu galaayaa Jannada bilaa murugo
كُلُّ مَنْ كَانَ مُحِبًّا لَهُمُ
يَدْخُلُ الْجَنَّةَ مِنْ غَيْرِ حَزَنْ