يَـا سَـيِّـدَ الرُّسْـلِ غَـارَة
Sayidkii Rasuullada, Nabadgalyo Nagu Filan
So
So
الله الله يَا الله الله الله يَا الله
يَـا رَبِّ صَـلِّ عَـلَـى الـمُخْتَارِ خَيْرِ العَبِيدْ
Allah, Allah, Allow! Allah, Allah, Allow!
Rabbiyow ku salli kan la doortay, addoomada kan u khayrka badan.
يَـا سَـيِّـدَ الرُّسْـلِ غَـارَةْ لِأَقَـلِّ الـعَـبِـيـدْ
بِـوَصْلِ مَـحْبُوبِ قَـلْبِي يَـنْطَفِي ذَا الوَقِيدْ
Sayidkii Rusushaadow, u soo gurmo addoonka u liita
Kulanka gacalkii wadnahayga ayuu ku bakhtiyaa dabkan holcayaa.
قَـدْ يَـجْـمَـعُ اللهُ مِـنْ بَعْدِ الأَيَـاسِ البَعيدْ
وَكَيْفَ آيِسْ وَهُـوْ قَـادِرْ عَـلَـى مَـا يُرِيـدْ
Eebbe waa kulmiyaa (isku soo celiyaa) quus dheer ka dib
Sideen u quustaa Isagoo awood u leh wax kasta oo uu doono?
نَـذَرْتُ شَافْعَلْ إذَا شَاهَدْتُ عَيدِيدَ عِيدْ
يَــا وَادِيَ الغِيدِ ذِي مَــا مِثْلُهُمْ قَــطُّ غِيدْ
Waxaan nidar ku galay waxaan fali doono haddaan arko munaasabadda Caydiid
Dooxada dadka haybadda lehow, kuwo la mid ahna aysan jirin.
قُـولُـوا لَـهُـمْ: مَـا تَـرِقُّوا لِلغَرِيبِ الوَحِيدْ
مَـهْـلاً مِـنَ البُعْدِ مَهْلاً مَـا عَـلَـى ذَا مَزِيدْ
Ku dheha: Miyeydaan u naxayn qariibkan keliya ah?
Ka jooga fogaanta ka jooga, tan kabadan looma dulqaadan karee.
وَلَا بَـلـي قَــطّْ شَوْقِي غَـيـرَ دَائِـمْ جَدِيدْ
لِعَيْدَرُوسِ الـمَـعَـالِـي ثُــمَّ سَعْدِ السَّعِيدْ
Kalgacaylkaygu marnaba ma duugoobo, ee waa mid joogto ah oo cusub
U qabo Caydaruuskii sarsareeyay iyo Sacadkii barakaysnaa.
كَـمْ دَمَّـرُوا لِـي أَعَـادِي رُبَّ ظَـالِـمْ عَنِيدْ
وَأَنَا بِهِم إِنْ قَصَرْ جَهْدِي فِي النَّاسِ جِيدْ
In imisa cadow ayay ii jabiyeen, iyo kuwo badan oo gardarro iyo madax-adayg leh
Iyaga ayaan ku xarroodaa dadka dhexdiisa, haba yaraato tabartayda e.
وَكُـلُّ عَـامٍ يَـقُـولُــوا هَــانْ وَأَنــا أَزِيــدْ
بِـعَـونِ رَبِّـي وَأَخْـتِـمْ بِـالـوَلِـيِّ الـحَمِيدْ
Sannad kasta waxay yiraahdaan waa daciifay, aniguse waaba kordhaa
Kaalmada Rabbigay ayaan ku socdaa, waxaana ku soo khatimayaa Awliyada la mahadiyo.
صَـلُّـوا عَـلَـى أَحْـمَـدْ وَمَـنْ صَلَّـى عَـلَـى أَحْـمَـدْ يُـفِـيـدْ
Ku salliyeeya Axmad, qof kasta oo Axmad ku salliyeeyaana wuu faa'iidi