سَكَنَ الْفُؤَادَ فَعِشْ هَنِيئاً يَا جَسَدْ
Wadnaha ayuu degay, ee jiryahow barwaaqo ku noolow.
So
مَدَدْ مَدَدْ مَدَدْ مَدَدْ
مَدَدْ يَا رَسُولَ الله
Gargaar, gargaar, gargaar, gargaar
Gargaarow Rasuulkii Allow
سَكَنَ الْفُؤَادَ فَعِشْ هَنِيئاً يَا جَسَدْ
هَذَا النَّعِيمُ هُوَ الْمُقِيمُ إِلَى الْأَبَدْ
Wadnaha ayuu degay ee jidhkow barwaaqo ku noolow
Waa kan naciimka waaraya ee jira weligii
أَصْبَحْتُ فِي كَنَفِ الْحَبِيبِ وَمَنْ يَكُنْ
جَارَ الْحَبِيبِ فَعَيْشُهُ الْعَيْشُ الرَّغَدْ
Waxaad gashay maganta Gacaliyaha, qof kasta oo noqdana
Jaarka Gacaliyaha, noloshiisu waa mid raaxo iyo badhaadhe leh
عِشْ فِي أَمَانِ اللَّهِ تَحْتَ لِوَائِهِ
لَا خَوْفَ فِي هَذَا الْجَنَابِ وَلَا نَكَدْ
Ku noolow amaanka Eebbe calankiisa hoostiisa
Ma jirto cabsi goobtan dhexdeeda iyo dhib toona
لَوْ أَبْصَرَ الشَّيْطَانُ طَلْعَةَ نُورِهِ
فِي وَجْهِ آدَمَ كَانَ أَوَّلَ مَنْ سَجَدْ
Haddii uu shaydaanku arki lahaa bidhaanta nuurkiisa
Ee ku yaallay wejiga Aadan, wuxuu ahaan lahaa qofka ugu horreeya ee sujuuda
لَكِنَّ جَمَالَ اللَّهِ جَلَّ فَلَا يُرَى
إِلَّا بِتَخْصِيصٍ مِنَ اللَّهِ الصَّمَدْ
Laakiin quruxda Eebbe waa mid sarraysa oo aan la arki karin
Illaa fadli gaar ah oo ka yimaada Eebbe, Kan loo baahan yahay mooyee