يَا مَرْحَبًا بِالْهَاشِمِيَّةِ
Kusoo dhowow Haashimiyadda!
So
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
أَنْتِ الشَّرِيفَةُ وَالْكَرِيمَةُ
وَالْكَثِيرَةُ لِلصِّيَامِ
Adigu waxaad tahay shariifad deeqsi ah
aadna u badisa soomka iyo cibaadada
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
هَلْ فِي الْوَرَى جَدٌّ كَجَدِّكِ
أَحْمَدَ خَيْرِ الْأَنَامِ
Ma uunka baa awoowe la mid ah awoowgaa leh
Axmad oo ah uunka kii u khayr roon?
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
هَلْ فِي الْوَرَى أُمٌّ كَأُمِّكِ
نُورُهَا يَجْلُو الظَّلَامَ
Ma uunka baa hooyo la mid ah hooyadaa leh
oo nuurkeedu tirtiro gudcurka iyo mugdiga?
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
وَأَبُوكِ حَيْدَرُ مَنْ لَهُ
بَأْسٌ لَدَى حَرْبِ اللِّئَامِ
Aabbahaana waa Xaydar kii isagu
geesinimada u lahaa dagaalka kuwa xun
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
يَا مَرْحَبًا بِالْحِبِّ زَيْنِ
الْعَابِدِينَ عَلَى الدَّوَامِ
Soo dhowow gacaliye Saynul
Caabidiinkii joogtada ahaa ee sharafta badnaa
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
مَنْ كَانَ يَلْقَى مَا يُرِيدُ
بِدَارِهِ فِي كُلِّ عَامٍ
Kii heli jiray wuxuu doonayo
hoygiisa dhexdiisa sannad kasta
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
وَصَلَاتُهُ أَلْفٌ مِنَ
الرَّكَعَاتِ فِي يَوْمٍ تُقَامُ
Salaaddiisu waxay ahayd kun
rakcadood oo maalin kasta la oogo
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
نَبَوِيَّةٌ وَسُكَيْنَةٌ
أُخْتَيْهِ مِنْ خَيْرِ الْأَنَامِ
Nabawiyyah iyo Sukaynah oo ahaa
labadiisa walaal ee ka dhashay uunka kii u khayr roon
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
وَرُقَيَّةٌ وَنَفِيسَةٌ
أَنْفَاسُهُمْ مِسْكُ الْخِتَامِ
Ruqayyah iyo Nafiisah oo
neefahoodu yihiin miski lagu khatimay
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
وَكَذَاكَ عَائِشَةُ الَّتِي
مِنْ جَعْفَرٍ ذَاتُ الْمَقَامِ
Sidoo kale Caaysha oo ahayd
tii Jacfar ka timid ee maqaamka sare lahayd
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
مُوسَى وَبَاقِرُ جَعْفَرٌ
أَهْلُ الْمَوَدَّةِ وَالسَّلَامِ
Muuse, Baaqir iyo Jacfar
waa ehelka jacaylka iyo nabadgelyada
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
آلَ النَّبِي نَوَدُّهُمْ
وَبِوِدِّهِمْ نَلْقَى الْمَرَامَ
Reerka Nabiga waan jecelnahay
jacaylkoodana waxaan ku gaadhnaa danteena
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
أَنْتُمْ كِرَامٌ وَالْكِرَامُ
لَهُمْ لَدَى اللهِ احْتِرَامُ
Waxaad tihiin kuwo sharaflleh, sharaflahana
Allaah agtiisa waxay ku leeyihiin xurmo
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
مَنْ جَاءَ يَسْعَى نَحْوَكُمْ
للهِ حَقًّا لَا يُضَامُ
Qofkii idiin soo dhowaada isagoo
Alle dartiis u socda marnaba ma dulmoobo
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
إِجْعَلْ رِضَاكَ عَلَيْهِمُ
يَا رَبِّ فِي دَارِ السَّلَامِ
Raallinimadaada korkooda yeel
Rabbiyow hoyga nabadgelyada dhexdiisa
يَا رَبِّ صَلِّ عَلَى النَّبِي
مُحَمَّدٍ خَيْرِ الْأَنَامِ
Rabbiyow ku salli Nabiga
Muxammad oo ah uunka kii u khayr roon
مَا الْجَعْفَرِيُّ أَحَبَّهُمْ
يَرْجُو بِذَا حُسْنَ الْخِتَامِ
Inta Jacfariga uu iyaga jecel yahay
isagoo ku rajaynaya dhammaad wanaagsan