رَبِّي خَلَقْ طَه مِنْ نُورْ
Rabbigay wuxuu Daaha ka abuuray Nuur
So
رَبِّي خَلَقْ طَه مِنْ نُورْ فِيهْ اِحْتِرَامْ
نَادَاهُ أَقْبِلْ يَامُخْتَارْ أَنْتَ اْلأَمِينْ
Rabbigay wuxuu Daaha ka uumay nuur sharaf huwan
Wuxuuna ugu yeeray: “Soo dhowow kii la doortayow, adaa ah Aamiinka”
لَمَّاارْتَقَى الْبَيْتَ الْمَعْمُورْ صَلّى إِمَامْ
وَقَدْ دَنَا مِنْ رَبِّهِ الْبَاهِي الْجَلِيلْ
Markuu kor u kacay Baytul-Ma’muur wuxuu u tujiyay imaam ahaan
Wuxuuna u dhowaaday Rabbigiisa Bilicsan ee Weyn
إِنْ رُمْتَ أَنْ تَحْظى بِالْحُورْ يَوْمَ الْزِّحَامْ
صَلِّى عَلَى بَاهِي اْلأَنْوَارْ عَيْنِ الْيَقِينْ
Haddii aad rabto inaad hesho xuurul-caynta maalinta ciriiriga
Ku salli kan nuurarka u bilicsan, isha yaqiinta ah