يَاعُمْدَتِي ياعُدَّتِي
Tiirkaygow, Kaydkaygow
So
يَاعُمْدَتِي ياعُدَّتِي
يامُنْقِذِي مِنْ شِدَّتِي
Tiirkayga iyo diyaarkaygaay
Badbaadiyaha dhibaatadaydaay
وَجَّهْتُ لَكَ وِجْهَتِي
عَجِّلْ بِغَوْثِي ياعَظِيمْ
Xaggaaga ayaan u soo jeedsaday
Ii soo deddeji gargaarkaaga kan Weynoow
وَسَخِّرِ الْأَسْبَابَا
وَذَلِّلِ الْصِّعَابَا
Noo sakhir sababaha
Noona fududee dhibaatooyinka adag
وَافْتَحْ لَنَا الْأَبْوَابَا
بِالْنَّصْرِ مِنْكَ ياكَرِيمْ
Noo fur albaabbada
Guul xagaaga ah kan Deeqsiga ahow
وَرُدَّ كَيْدَ الْكَائِدِ
وَكُلَّ طَاغٍ مَارِدِ
Iska celi dhagarta dhagar-qoolaha
Iyo daalim kasta oo kibir-low ah
وَحَاسِدٍ مُعَانِدِ
بِحَقِّ سِرْ (طسٓمٓ ۝ )
Iyo xaasidka madax-adayga ah
Xaqqa sirta (Da-Siin-Miim)