يَا خَلِقَا الْأَكْوَانْ بِا لْلُّطْفِ عَامِلْنِي
Allow Abuuraha Caalamyada, Lutfigaaga Iila Dhaqan.
So
So
يَا خَلِقَا الْأَكْوَانْ
بِا لْلُّطْفِ عَامِلْنِي
Uumaha kownka abuurehow
lutfi iila dhaqan
مَا لِيْ عَمَلْ يُرْضِيْكْ
أَنْتَ الْغَنِيْ عَنِّي
Ma hayo camal aad ku raalli noqoto
adiguna waxba igama baahnid
يَا وَاهِبَ الْإِحْسَانْ
تَقْوَاكَ أَلْهِمْنِي
Ihsaanka bixiyihow
taqwadaada igu ilhaami
قَدْ خَابَ الَّذِيْ يَعْصِيْكْ
سُبْحَانَكَ ارْحَمْنِي
Midka kugu caasiyo waa khasaaray
Nasahnidaadaa sugnaatay ii naxariiso
يَا خَلِقَا الْأَكْوَانْ
بِا لْلُّطْفِ عَامِلْنِي
Uumaha kownka abuurehow
lutfi iila dhaqan
مَا لِيْ عَمَلْ يُرْضِيْكْ
أَنْتَ الْغَنِيْ عَنِّي
Ma hayo camal aad ku raalli noqoto
adiguna waxba igama baahnid
بِمَنْ حَوَى الأَنْوَارْ
وَالْفَضْلَ وَالأَسْرَارْ
Midkii kulmiyey nuurarka
iyo fadliga iyo asraarta
أَحْمَدْ ضِيَا الأَبْصَارْ
مَنْ مَدْحُهُ فَنِِّي
Axmed nuurka indhaha
kan ammaaniddiisu fankayga tahay
يَا خَلِقَا الْأَكْوَانْ
بِا لْلُّطْفِ عَامِلْنِي
Uumaha kownka abuurehow
lutfi iila dhaqan
مَا لِيْ عَمَلْ يُرْضِيْكْ
أَنْتَ الْغَنِيْ عَنِّي
Ma hayo camal aad ku raalli noqoto
adiguna waxba igama baahnid
يَا رَبُّ يَا رَحْمَنُ
صَلِّ يَا ذَا المَنِّ
Rabbiyow Raxmaanow
naxariis ku deeq Deeqlow
عَالْرُّوحِ فِي الأَبْدَانْ
وَالْنُّورِ فِي العَيْنِ
Ruuxda ku jirta jidhadhka
iyo nuurka ku jira indhaha
يَا خَلِقَا الْأَكْوَانْ
بِا لْلُّطْفِ عَامِلْنِي
Uumaha kownka abuurehow
lutfi iila dhaqan
مَا لِيْ عَمَلْ يُرْضِيْكْ
أَنْتَ الْغَنِيْ عَنِّي
Ma hayo camal aad ku raalli noqoto
adiguna waxba igama baahnid
مَا شَعْشَعَتْ أَنْوَارْ
مِنْ رَوْضَةِ الْمُخْتَارْ
Inta ay nuurarku iftiimayaan
beerta Nabiga la doortay
وَغَرَّدَتْ أَطْيَارْ
تَشْدُو عَلَى الغُصْنِ
Inta ay shimbiruhu heesayaan
iyagoo saaran laamaha