يَا جَمَالَ النَّبِيِّ يَا حَنَانَ النَّبِيِ
O Beauty of the Prophet, O Compassion of the Prophet
So
يَا جَمَالَ النَّبِيِّ
يَا حَنَانَ النَّبِيِ
Yaa quruxda Nebiga
Yaa naxariista Nebiga
وَاللَّهِ الْعَظِيمِ يَا نَاسُ
مَا لِينَا غَيْرُ النَّبِيِ
Eebaha Weyn baan ku dhaartay dadow
Ma lihin cid kale oo aan Nebiga ahayn
مَا لِينَا غَيْرُهْ هُوَ
سَاكِن فِي الْقَلْبِ جُوَّة
Isaga mooyee cid kale ma lihin
Wuxuu deggan yahay wadnaha gudihiisa
دَهْ حَبِيبي وَرُوحُي هُوَ
وَضَمَّنِي سَيِّدُنَا النَّبِي
Isagu waa gacaligayga iyo ruuxdayda
Waxaana i laab-qabtay sayidkayaga Nebiga ah
مَا لِينَا غَيْرُهُ ثانِي
طَرْفُهْ أَكْحَلُ رَبَّانِي
Isaga mooyee mid kale ma lihin
Waa indho Eebbe u indhacalliyay
أَبْلَجُ وَرْدِيُّ الْوَجَانِ
حَبِيبُنَا سَيِّدُنَا النَّبِي
Waa weji nuuraya oo dhaban cas
Gacaligayaga sayidkayaga Nebiga ah
مَا لِينَا غَيْرُ الرَّسُولِ
جَمَالُهُ يَسْبِي الْعُقُولَ
Ma lihin cid kale oo aan Rasuulka ahayn
Quruxdiisu waxay soo jiidataa maanka
نَظْرَةً يَا أَبَا الْبَتُولِ
جُدْ بِزَوْرَةٍ يَا نَبِي
Jalleeco nagu deeq aabbaha Batooloow
Booqasho nagu deeq Nebiyow
كَفُّكَ يَا طَهَ طَاهِرُ
ذِكْرُكَ سِرُّ الْبَشَايِرِ
Baabacadaadu waa daahir Daahow
Xuskaagu waa sirta bishaarooyinka
يَا جَابِرَ لِلْخَوَاطِرِ
اجْبُرْنَا يَا سَيِّدَنَا النَّبِي
Midka kaba quluubta jaban
Na kaba sayidkayaga Nebiga ah
نُورُ الْمُصْطَفَى أَحْمَدُ
نُورٌ أَزَلِيٌّ سَرْمَدُ
Nuurka Mustafaha ee Axmad
Waa nuur jire ah oo aan dhammaanayn
أَوَّلُ مَا رَبِّي أَوْجَدَ
نُورُكَ يَا سَيِّدَنَا النَّبِي
Waxa u horreeyay ee Rabbigay uumay
Waa nuurkaaga sayidkayaga Nebiga ah