رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
Waan raalli noqonnay yaa ubadkii Al-Zahra waan raalli noqonnay.
So
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
رضينا بالنبيِّ لنا إمَامًا
وأنْتُم آلُهُ وبِكُمْ رَضِينَا
Waxaan raalli ku noqonay inuu Nabigu imaan noo noqdo
Idinkuna waxaad tihiin ehelkiisii, idinkana waan idinku raalli noqonay
وبالسِّبْطِ الحُسَيْنِ كَذَا أخُوهُ
وَحَيْدَرُ ثُمَّ زَيْنُ العَابِدِينَا
Iyo mugeyska Xuseen iyo sidoo kale walaalkiis
Iyo Cali (Xaydar) ka dibna Zaynul Caabidiin
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
وَزَيْنَبُ مَنْ لها فَضْلٌ سَمِيٌّ
سُلاَلَةُ أَحْمَدٍ في الطَّيِّبِينَا
Iyo Saynab oo leh sharaf iyo fadli sareeya
Faracii Axmad ee ku dhex jira dadka suubban
لها نُورٌ يُضِيءُ كَمِثْلِ شَمْسٍ
من المُخْتَارِ نَشْهَدُهُ مُبِينَا
Waxay leedahay nuur u iftiima sida qorraxda
Oo ka yimid kii la doortay kaas oo aan si cad u markhaati kaceyno
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
لها جُودٌ لها كَرَمٌ وعَطْفٌ
حَوَتْ فَضْلاً يُرَى للمُنْصِفِينَا
Waxay leedahay deeqsinimo, karaamo iyo naxariis
Waxay koobtay fadli ay u jeedaan kuwa caaddiliinta ah
أمير المؤمنين أَبُوكِ حَقًّا
عَلِيٌّ سَادَ جَيْشَ العَارِفِينَا
Amiirka Mu'miniinta waa aabbahaa dhab ahaan
Cali oo madax u noqday guutada dadka Alle yaqaanka ah
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
وأُمُّكِ بَضْعَةُ المُخْتَارِ طَهَ
مُحَبَّبَةٌ إلى الهادي نبينا
Hooyadaana waa cad ka mid ah kii la doortay (Daaha)
Waa qofka loogu jecelyahay hanuuniyaha ah Nabigeenna
وكَانَ المُصْطَفَى يَحْنُو عَلَيْهَا
حُنُوَّ مَوَدَّةٍ عَطْفًا وَلِينَا
Nabiga la doortay wuxuu u naxariisan jiray iyada
Naxariis kalgacal, jileec iyo turid leh
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
وجَاءَ حَدِيثُهُ يُتْلَى جِهَارًا
لَقَدْ سَادَتْ نِسَاءَ العَالَمِينَا
Waxaa yimid xadiiskiisii oo kor loogu dhawaaqayo
Inay iyadu madax u noqotay haweenka caalamka oo dhan
إذا اشْتَقْنَا إلى خَيْرِ البَرَايَا
أَتَيْنَاكُمْ مُشَاةً رَاكِبِينَا
Markaan u xiisno kii u khayr badnaa khalqiga
Waxaan idiinku nimid anagoo lugeynaya iyo anagoo fuushan
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
فأنتم منه بالأسرار جِئْتُمْ
وَجِئْنَاكُمْ فَشَاهَدْنَا الأَمِينَا
Idinku isaga ayaad siraha kala timid
Anaguna waan idiin nimid oo waxaan dhexdiina ku aragnay kii aaminka ahaa
وشَاهَدْنَا لديكم كُلَّ خَيْرٍ
وشَاهَدْنَا أُلُوفًا زَائرِينَا
Waxaan agtiinna ku aragnay khayr walba
Waxaan kaloo aragnay kumanaan soo booqdayaal ah
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
بإخْلاَصٍ وتوحيد ودِينٍ
أَتَوْكُمْ سَادَتِي مُتَبَرِّكِينَا
Iyagoo leh ikhlaas, tawxiid iyo diin
Waxay idiinku yimaadeen sayidyaadaydow iyagoo barako doon ah
تُذَكِّرُهُمْ مَشَاهِدُكُمْ جِنَانًا
بِرَوْضَةِ جَدِّكُمْ لِلْوَفِدِينَا
Goobahaaga barakaysan waxay xusuusiyaan jannooyinka
Rawdadii awowgiin ee loogu talagalay dadka u soo xajinaya
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
فَرَوْحٌ مِنْهُ والرَّيْحَانُ يأتي
لِزُوَّارٍ أَتَوْكُمْ مُخْلِصِينَا
Raaxadii iyo udgoonkii ka imanaya Jannada ayaa u imanaya
Booqdayaashii idiinku yimid iyagoo daacad ah
فأنتم مِنْهُ والذِّكْرَى لَدَيْكُمْ
برُؤيَاكُمْ تُرَى للمُؤْمِنِينَا
Idinku isaga ayaad ka mid tihiin, xusuustiisiina agtiina ayay taal
Aragtidiinnu waxay u muuqataa mid cad mu'miniinta
رَضِينَا يا بَنِي الزَّهْرَا رَضِينَا
بِحُبٍّ فيكُمُوا يُرْضي نَبِينَا
Waan raalli noqonay reerka Zahra-oow waan raalli noqonay
Jaceylka aan idiin qabno ayaa raalli geliya Nabigeenna
فَبَابُ العِلْمِ والدُكُمْ عَلِيٌّ
له سَيْفٌ أَبَادَ الكَافِرِينَا
Albaabkii cilmiga waa aabbahaa Cali
Wuxuu lahaa seef tirtirtay gaalada
فَمِنْ دَمْعٍ لأرضٍ قد رَوَيْنَا
مِنَ الأَشْوَاقِ نَحْوَ الأَكْرَمِينَا
Ilmo ayaan dhulka ku waraabinay
Xiisaha aan u qabno dadka ugu sharafta badan dartood