رَقَّتْ عَيْنَايَ شَوْقًا
My Eyes Wept with Longing
So
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا رَسُولَ الله
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا حَبِيبِي
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato Rasuulkii Alloow
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato gacaliyahaygow
يَا نَبِيَّ اللهِ يَا رَسُولَ الله
Nebigii Alloow, Rasuulkii Alloow
رَقَّتْ عَيْنَايَ شَوْقًا
وَلِطَيْبَةَ ذَرَفَتْ عِشْقًا
Indhahaygu waxay la jilceen u-ooman
Tayba dusheedana waxay u qubeen ilmo jacayl
فَأَتَيْتُ إِلَى حَبِيبِي
فَاهْدَأْ يَا قَلْبُ وَرِفْقًا
Markaas ayaan u imid gacaliyahaygii
Haddaba degoow wadnahoow oo tartiibi
صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ
Saliga ku salli Muxammad!
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا رَسُولَ الله
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا حَبِيبِي
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato Rasuulkii Alloow
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato gacaliyahaygow
يَا نَبِيَّ اللهِ يَا رَسُولَ الله
Nebigii Alloow, Rasuulkii Alloow
قَلْبٌ بِالْحَقِّ تَعَلَّقْ
وَبِغَارِ حِرَاءَ تَأَلَّقْ
Waa wadne ku xirnaaday Xaqqa
Godkii Xiraana wuu ku dhex hillaabay
يَبْكِي يَسْأَلُ خَالِقَهُ
فَأَتَاهُ الْوَحْيُ فَأَشْرَقْ
Wuu ooyay isagoo baryaya Abuurahiisa
Markaasuu waxyigii u yimid oo uu iftiimay
ٱقْرَأْ ٱقْرَأْ يَا مُحَمَّدْ
Akhri! Akhri Muxammadoow
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا رَسُولَ الله
السَّلَامُ عَلَيْكَ يَا حَبِيبِي
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato Rasuulkii Alloow
Nabadgelyo korkaaga ha ahaato gacaliyahaygow
يَا نَبِيَّ اللهِ يَا رَسُولَ الله
Nebigii Alloow, Rasuulkii Alloow
يَا طَيْبَةُ جِئْتُكِ صَبَّا
لِرَسُولِ اللهِ مُحِبَّا
Taybaay waxaan kuu imid anoo jacayl u haraadsan
Anoo jecel Rasuulkii Alle
بِالرَّوْضَةِ سَكَنَتْ رُوحِي
وَجِوَارَ الْهَادِي مُحَمَّدْ
Rawda dhexdeeda ayay naftaydu degtay
Agtiisa kii Hanuuniyaha ahaa, Muxammad