دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
I dawee yaa Nuurka Kan Nool
So
دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
دَاوِينِي وَانْظُرْ إِلَي
I dawee allow Nuurka Kan Nool
I dawee oo ii dhugo
دَاوِينِي دَاوِي
يَا نُورَ الْحَي
I dawee i dawee
Allow Nuurka Kan Nool
يَا مُحَمَّدْ أَنْتَ الْمَحْبُوبْ
وَلِأَجْلِكْ نِلْنَا الْمَطْلُوبْ
Muxammadow adigaa ah kan la jecelyahay
Daradaada ayaan ku helnay waxaan doonaynay
بِمَدْحِكْ تَشْتَاقُ الْقُلُوبْ
تُنْجِينَا بِيَوْمِ الْدِّينْ
Ammaantaada bay qalbiyadu u hiloobaan
Waxaad na badbaadinaysaa Maalinta Qiyaamaha
دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
دَاوِينِي وَانْظُرْ إِلَي
I dawee allow Nuurka Kan Nool
I dawee oo ii dhugo
دَاوِينِي دَاوِي
يَا نُورَ الْحَي
I dawee i dawee
Allow Nuurka Kan Nool
اَلْمَادِحْ بِمَدْحُ يَقُولْ
هَوَاهُ مَدْحُ الْرَّسُولْ
Kan wax ammaanaya wuxuu leeyahay
Jacaylkiisu waa ammaanta Rasuulka
لِأَجْلِهْ نِلْنَا الْقَبُولْ
شَفَاعَةْ بِيَوْمِ الْدِّينْ
Isaga daradiis ayaan ku helnay aqbalaadda
Iyo shafeeco Maalinta Qiyaamaha
دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
دَاوِينِي وَانْظُرْ إِلَي
I dawee allow Nuurka Kan Nool
I dawee oo ii dhugo
دَاوِينِي دَاوِي
يَا نُورَ الْحَي
I dawee i dawee
Allow Nuurka Kan Nool
يَا مُحَمَّدْ أَنَا الْمَدَّاحْ
وَبِمَدْحِكْ قَلْبِي يَرْتَاحْ
Muxammadow anigu waxaan ahay ammaan-badane
Ammaantaada ayaana qalbigu ku xasilaa
أُهْدِيكَ مَسَا وَصَبَاحْ
صَلَاةً لِيَوْمِ الْدِّينْ
Waxaan kuu hadiyeeyaa makhrib iyo aroor
Salawaat ilaa Maalinta Qiyaamaha
دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
دَاوِينِي وَانْظُرْ إِلَي
I dawee allow Nuurka Kan Nool
I dawee oo ii dhugo
دَاوِينِي دَاوِي
يَا نُورَ الْحَي
I dawee i dawee
Allow Nuurka Kan Nool
يَا خَلَايِقْ صَلُّوا عَلَيْهْ
مَوْلَاكُمْ صَلَّى عَلَيْهْ
Khalqigow ku salliyeeya isaga
Rabbigiinna ayaa ku salliyey isaga
وَالْجِذْعُ حَنَّ إِلَيْهْ
مِنْ شُوْقُهْ أَنَّ أَنِينْ
Jirridii timirtuna way u xiistay isaga
Xiisaha ay u qabto darteed ayay la ooyday
دَاوِينِي يَا نُورَ الْحَي
دَاوِينِي وَانْظُرْ إِلَي
I dawee allow Nuurka Kan Nool
I dawee oo ii dhugo
دَاوِينِي دَاوِي
يَا نُورَ الْحَي
I dawee i dawee
Allow Nuurka Kan Nool
صَلَاةٌ عَلَى الْمُخْتَارْ
وَالْآلِ ثُمَّ الْأَنْصَارْ
Salawaat ha ahaato kan la doortay
Iyo ehelkiisa, dabadeedna Ansaarta
وَالصَّحْبِ رَفِيقِ الْغَارْ
أُهْدِيهَا مَعَ النَّسْرِينْ
Iyo asxaabta, iyo wehelkii godka
Waxaan u hibeeyaa iyadoo udgoon huwan