بُورِكْتِ يَا أُمَّ الْحَسَنَيْن
Waad barakaysan tahay, hooyadii Xasan iyo Xuseen
So
بُورِكْتِ يَا أُمَّ الْحَسَنَيْن
يَا فَاطِمَةْ الْزَّهْرَاءْ
Barako ha kugu dhacdo hooyadii Xasan iyo Xuseen
Faadumo al-Zahraa-yey
يَا آمِنَةْ يَا أُمَّ الزَّيْنْ
يَا حَامِلَةْ الْبُشْرَى
Aaminooy hooyadii quruxda badnayd
Midda bishaarada xambaarsan
وَالسِّتِّ زَيْنَبْ نُورِ الْعَيْنْ
وَخَدِيجَةَ الْكُبْرَى
Iyo Sayyidadda Saynab nuurkii isha
Iyo Khadiijadii weynayd
صَلُّوا عَلَى عَبْدِ اللهْ
مَنْ قَدْ أَتَى بِكِتَابِ اللهْ
Saliga qura addoonka Alle
Kii la yimid kitaabka Alle
وَمَنْ بِهِ قَدْ أَسْرَى اللهْ
سُبْحَانَ مَنْ أَسْرَى
Iyo kii uu Eebbe dheelmiyay
Waxaa xumaan ka reebban Kan dheelmiyay
صَلُّوا عَلَى صَحْبِ الْمُخْتَارْ
رَسُولِنَا الْأَعْظَمْ
Saliga qura asxaabtii kan la doortay
Rasuulkayaga ugu weyn
حَيُّوا عَليٍ خَيْرَ الْأَبْرَارْ
إِمَامَنَا الْأَكْرَمْ
Salaama Cali kan ugu khayrka badan kuwa suuban
Imaamkayaga sharafta badan
وَعَلَى الْحُسَيْنْ نُورِ الْأَنْوَارْ
يَا سَعْدَ مَنْ سَلَّمْ
Iyo Xuseen oo ah nuurka nuurarka
Nasiib badnaa qofkii salaama
يَا أَهْلَ بَيْتِ الْمُصْطَفَى
عَلَيْكُمْ اَلْسَّلَامْ
Ehelka gurigii kii la doortay
Korkiinna nabad ha ahaato
أَهْلَ الْأَمَانَةْ وَالْوَفَا
وَالْخَيْرِ وَالْإِكْرَامْ
Kuwii ammaanada iyo daacadnimada
Iyo wanaagga iyo deeqsinimada