سَلُوا فُؤَادِي سَلُوهُ فَهْوَ يُخْبِرُكُمْ
Ask My Heart, Ask It, for It Shall Inform You
So
سَلُوا فُؤَادِي سَلُوهُ فَهْوَ يُخْبِرُكُمْ
عَنِّي إِذَا غِبْتُمْ إِذْ فِيهِ مَحْضَرُكُمْ
Waydiiya laabtayda, waydiiya iyadaa idiin warramaysee
xaalkayga markaad maqnaataan, waayo dhexdeedaad ku sugan tihiine.
أَيَا بُدُورًا أَنَارَ الْكَوْنَ مَظْهَرُكُمْ
لَوْلَا تَعَلُّلُ قَلْبِي حِينَ أَذْكُرُكُمْ
Dayaxyada iftiimiyay koonka muuqaalkoodoow
haddaanay ahaan lahayn samir-siinta qalbigayga markaan idin xasuusto.
وَوَضْعُ كَفِّي عَلَيْهِ جَنَّ أَوْطَارًا
لَوْ شَابَ دَمْعِي بِحَارَ الْأَرْضِ أَغْرَقَهَا
Iyo gacantayda oo aan saaro isagoo hilow u waashay
hadday ilmada indhahaygu baddaha dunida ku darsanto, way maanshayn lahayd.
مِنْ مُقْلَةٍ حَرُّ نَارِ الشَّوْقِ أَرَّقَهَا
وَالْوَجْدُ قَسَّمَ أَحْشَائِي وَفَرَّقَهَا
Indho uu kuleylka dabka hilowgu hurdada u diiday
iyo kalgacal mindhiciradayda googooyay oo kala firdhiyay.
لَوْ قَرَّبُوا النَّارَ مِنْ قَلْبِي لَأَحْرَقَهَا
فَهَلْ سَمِعْتُمْ بِقَلْبٍ أَحْرَقَ النَّارَا
Hadday dabka u soo dhowayn lahaayeen qalbigayga, isagaa gubi lahaa
miyaad abid maqaldeen qalbi dabkii gubay?