حُبُّ الْحُسَيْنْ
Jacaylka Xuseen
So
حُبُّ الْحُسَيْنْ وَسِيلَةُ الْسُّعَدَاءِ
وَضِيَاؤُهُ قَدْ عَمَّ فِي الْأَرْجَاءِ
Jaceylka Xuseen waa jidka lagu gaaro liibaanta
Nuurkiisuna wuxuu wada qariyay jahooyinka dunida
سِبْطٌ تَفَرَّعَ مِنْهُ نَسْلُ الْمُصْطَفَى
وَأَضَاءَ مِصْرْ بِوَجْهِهِ الْوَضَّاءِ
Waa wiilkii ay ka farcantay tafiirta Kan la Doortay
Isagoo Masar ku iftiimiyay wejigiisa nuuraya
فَهُوَ الْكَرِيمْ اِبْنُ الْكَرِيمْ
وَجَدُّهُ خَيْرُ الْأَنَامْ وَسَيِّدُ الْشُّفَعَاءِ
Isagu waa sharafle uu dhalay sharafle
Awoowgiisna waa uunka kii u khayrka badnaa iyo sayidka shafeecada