يَا أَجْمَلَ الْأَنْبِيَاء
Oh Most Beautiful of Prophets
So
So
يَا أَجْمَلَ الْأَنْبِيَاء
يَا أَكْمَلَ الْأَصْفِيَاء
Nabiyada kooda ugu bilicda badanow
Kuwa la doortay kooda ugu dhammaystiranow
يَا خَاتَمَ الرُّسْلِ مَا
أَحْلَاكَ فِي قَلْبِي
Rasuullada khatimkoodiiyow
Maxaad qalbigayga ugu macaantahay!
يَا ذَا الَّذِي نُسْخَةُ
الْأَكْوَانِ فِيْكَ مَطْوِيَّ
Kan nuqulkii uunka oo dhammi
Isaga lagu dhex laabayow
عَطِيَّةٌ أَزَلِيَّة
Waa hibeeyin jiriin ah oo hore
أَنْتَ الَّذِي أُعْطِيتَ
الشَّفَاعَةَ الْوَافِيَّة
Adigaa ah kii la siiyay
Shafeecada dhammaystiran
وَ الْخَلْقُ حِينَئِذٍ
يَلْتَمِسُونَ الْأَنْبِيَاءْ
Markay uunka oo dhammi
Nabiyada u qayshaan
ثُمَّ يُقَالُ لِلْأَنَامْ
قَدْ نِلْتُمُ الْأُمْنِيَّة
Markaas baa dadka lagu odhan doonaa
Waxaad dhab u hesheen raajadiinnii
أَلَا اقْصِدُوْا مُحَمَّدًا
بَابَ الْإِلَهِ الْعَالِيَ
Toosa oo u u dhowaada Maxamed
Albaabka Eebbaha sarreeya
آيَاتُهُ شَافِيَة
Calaamadihiisu waa bogsiin
وَهُوَ الْمُعَدُّ لَهَا
وَ ذُوَ الْثَنَاءِ الْوَافِيَ
Isagaana loo diyaariyay
Waa ammaan-dhammaystiraha laftiisa
ثُمَّ يُنَادِي سَاجِدًا
يَا رَبِّ جُدْ رَاضِيَـا
Markaasuu isagoo sujuudsan dhawaaqi
Rabbiyow, bixi adigoo raalli ah!
يُنَادِي اشْفَعْ يَا حَبِيْبِ
يَا صَفْوَةَ الْأَصْفِيَاءْ
Waxaa loogu yeedhi: Shafeec Gacaliye!
Kuwa la doortay kooda ugu hufanow
وَسَلْ تُعْطَى مَا تَرُوْم
وَلَا تَدَعْ عَاصِيَا
Weydiiso waa lagu siin doonaa
Ha ka tegin mid qudha oo dembiile ah
يَا صَفْوَةَ الْأَصْفِيَاءْ
Kuwa la doortay kooda ugu hufanow
صَلُّوْا عَلَى مَنْ عَلَا
فَوْقَ السَّمَا رَاقِيَا
Naxariis ku shuba kii kor u kacay
Samada korkeed isagoo u dillaamay
هذَا حَبِيْبٌ غَدًا
عَنَّا العَنَـا مَـاحِيَا
Kani waa gacaliyaha berri
Naga tirtiri doona dhib kasta
يَا رَبَّنَا عَطَّفْ عَلَيْنَا
قَلْبَهُ الزَّاكِيَا
Rabbiyow, noogu soo iil
Qalbigiisa daahirka ah naxariistiisa
وَاخْتِمْ لَنَا خِتَامَ مِسْكٍ
يَا مُجِيْبَ الدَّاعِيَا
Naguna soo khatim udgoonka miskiga
Kan ajiiba kuwa u yeedhaayow
بِالْأَسْرَارِ الذَّاتِـيـــة
Siraha Dhaatiga ah darteed