قِفْ وَاسْتَمِعْنِي يَا نَدِيمْ
Joogso oo i dhageyso saaxiibow.
So
قِفْ وَاسْتَمِعْنِي يَا نَدِيمْ
قَوْلًا بِمَعْنَاهُ أَهِيمْ
Joogso oo i maqal saaxiibkayow
hadal aan macnihiisa la dhacayo
حَمَلَتْ بِأَحْمَدَ أُمُّهُ
وَالْسَّعْدُ كَانَ لَهَا خَدِيمْ
Axmad ayay hooyadii uurka ku qaadday
ayaankuna wuxuu u ahaa adeegaya
حَمَلَتْ بِأَزْكَى الْأَنْبِيَاءْ
نَسَبًا وَهَنَّاهَا الْكَرِيمْ
Waxay uureysatay kii u nasab daahirsanaa nabiyada
Deeqsiga (Eebbena) waa u hambalyeeyay
نَالَتْ بِهِ كُلَّ الْمُنَى
وَالْمَجْدِ وَالْعِزِّ الْمُقِيمْ
Waxay ku heshay isaga himilo kasta
iyo sarrayn iyo cisi waara
يَا فَوْزَهَا بِالْمُصْطَفَى
حَازَتْ بِهِ الْشَّرَفَ الْعَظِيمْ
Ayaan badnaa markay heshay Mustafaha
waxay isaga ku hantiday sharafta weyn
بُشْرَاكِ آمِنَةَ الْرِّضَى
بِمُحَمَّدٍ عَيْنِ الْنَّعِيمْ
Bishaaro adiga Aaminadii raallida ahayd
Maxamed oo ah isha nicmada