مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
Nabadgelyo, nabadgelyo allow Ramadaan
So
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
حُوَيْدِي أَعِدْ لِي (يَا رَمَضَانْ)
حَدِيثَ الْحَبَائِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Heesaayow iigu soo celi allowow Ramadaan
Sheekadii kuwii la jeclaa allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
وَمَا حَالَ مِنْهُمْ (يَا رَمَضَانْ)
عَنِ الْعَيْنِ غَائِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Iyo kuwii ka fogaaday allowow Ramadaan
Indhaha ka qarsoomay allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
جَمِيلُ الْمُحَيَّا (يَا رَمَضَانْ)
جَعِيد أَمْ ذَوَائِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Kii wejiga quruxda badnaa allowow Ramadaan
Ee timaha jidcan ama lulmo leh allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
رَعَا الله لَيَالِي (يَا رَمَضَانْ)
حُظِينَا بِوَصْلِه (يَا رَمَضَانْ)
Eebbe ha dhowro habeenadii allowow Ramadaan
Ee aan helnay la kulankiisa allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
وَطَابَ اتِّصَالِي (يَا رَمَضَانْ)
بِعَلِّهْ وَنَهْلِهْ (يَا رَمَضَانْ)
Waxaana wanaagsanaaday xidhiidhkaygii allowow Ramadaan
Cabitaankiisa iyo haraad-bixintiisa allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
فَيَا ذَا الْجَلَالِ (يَا رَمَضَانْ)
لُفْ شَمْلِي بِشَمْلِه (يَا رَمَضَانْ)
Alloow Haybadda badnow allowow Ramadaan
Isu soo ururi kulankayaga iyo kiisa allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
فَقَلْبِي مِنَ الْبُعْدِ (يَا رَمَضَانْ)
وَالْهَجْرِ ذَائِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Waayo wadnahaygu fogaanshaha allowow Ramadaan
Iyo kala tagga ayuu la dhalaalay allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
أَنَا سَأَتِرُك الْهَمْ (يَا رَمَضَانْ)
وَوَاصِلْ سُرُورِي (يَا رَمَضَانْ)
Waxaan iska deyn doonaa murugada allowow Ramadaan
Farxaddaydana waan sii wadi allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
وَلِي رَبِّ يَعْلَمْ (يَا رَمَضَانْ)
بِخَافِي أُمُورِي (يَا رَمَضَانْ)
Waxaan leeyahay Rabbi garanaya allowow Ramadaan
Arrimahayga qarsoon ee hoose allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
أَرَى اللَّوْمَ عِنْدِي (يَا رَمَضَانْ)
خَطَا غَيْرَ صَائِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Waxaan u arkaa eedaynta allowow Ramadaan
Mid gef ah oo aan qumanayn allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
أَنَا مُسْتَجِير بِالْ (يَا رَمَضَانْ)
جَمَالِ الْمُكَمَّلْ (يَا رَمَضَانْ)
Waxaan magan u ahay allowow Ramadaan
Quruxda dhammaystiran ee (Nabiga) allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
وَمَنْ فِي النَّبِيِّينَ (يَا رَمَضَانْ)
أَفْضَلْ وَأَكْمَلْ (يَا رَمَضَانْ)
Kaasoo nebiyada dhexdooda allowow Ramadaan
Ah kan ugu fadliga iyo dhammaystirka badan allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
أَبُو الْقَاسِمْ أَحْمَد (يَا رَمَضَانْ)
لَنَا خَيْرَ مُرْسَلْ (يَا رَمَضَانْ)
Abuu Al-Qaasim Axmed allowow Ramadaan
Waa rasuulkayaga kan ugu khayrka badan allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
بِهِ تَنْقَضِي لِي (يَا رَمَضَانْ)
جَمِيعُ الْمَطَالِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Isaga ayay iigu dhammaadaan allowow Ramadaan
Dhammaan baahiyaha iyo weydiimuhu allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
وَمَنْ كَانَ جَدُّهْ (يَا رَمَضَانْ)
مُحَمَّدْ تَبَجَّحْ (يَا رَمَضَانْ)
Qofkii uu awowgiis yahay allowow Ramadaan
Maxamed, wuu ku faani karaa allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
فَفِي كُلِّ وَزْنَةْ (يَا رَمَضَانْ)
فَوَزْنَتُهْ أَرْجَحْ (يَا رَمَضَانْ)
Miisaan kasta oo camal ah allowow Ramadaan
Isaga miisaankiisu waa ka rarranyahay allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
بِبَرْكَتِهْ رَبِّي (يَا رَمَضَانْ)
يُجَاوِزْ وَيَسْمَحْ (يَا رَمَضَانْ)
Barakadiisa awgeed Rabbigay allowow Ramadaan
Wuu iga dhaafayaa oo iga saamixi allowow Ramadaan
مُوَدَّعْ مُوَدَّعْ يَا رَمَضَانْ
عَوْدَةً عَلَيْنَا بِالْغُفْرَانْ
Sagooti baa tahay sagooti allowow Ramadaan
Noogu soo laabo dambi dhaaf iyo cafis allowow Ramadaan
إِذَا اغْيَتْ عَلَيْنَا (يَا رَمَضَانْ)
جَمِيعُ الْمَذَاهِبْ (يَا رَمَضَانْ)
Markay nagu adkaadaan allowow Ramadaan
Dhammaan jidadka iyo waddooyinku allowow Ramadaan