صَلَّى عَلَيْكَ اللَّهُ يَا عَدْنَانِ
Naxariis ha kugu soo dejiyo Alle, Allow Cadnaan
So
صَلَّى عَلَيْكَ اللَّهُ يَا عَدْنَانِ
يَا مُصْطَفَى يَا صَفْوَةَ الْرَّحْمَٰنِ
Naxariista Eebbe ha kugu kor degto kii Cadnaanow
Doortihiiow, kii uu Raxmaan ka xushay uunkiisa
الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَعْطَانِي
هَذَا الْغُلَامَ الْطَّيِّبَ الْأَرْدَانِ
Mahad waxaa leh Eebbihii i siiyey
Wiilkan suuban ee dabeecadda san
قَدْ سَادَ فِي الْمَهْدِ عَلَى الْغِلْمَانِ
أُعِيذُهُ بِالْبَيْتِ ذِي الْأَرْكَانِ
Isagoo ugi ayuu carruurta kale ka sare maray
Waxaan ku magan-gelinayaa Guriga rukunka leh
حَتَّى أَرَاهُ بَالِغَ الْبُنْيَانِ
أَنْتَ الَّذِي سُمِّيتَ فِي الْقُرْآنِ
Ilaa aan ka arko isagoo qaangaadh oo xoog leh
Adiga ayaa ah kii lagu magacaabay Qur'aanka dhexdiisa
أَحْمَدُ مَكْتُوبٌ عَلَى الْجِنَانِ
صَلَّى عَلَيْكَ اللَّهُ فِي الْأَحْيَانْ
Axmed ayaa ku qoran dushooda Jannooyinka
Naxariista Eebbe korkaaga ha ahaato saacad kasta
أَحْمَدُهُ فِي الْسِّرِّ وَالْإِعَلْأَنِ
حَقًّا عَلَى الْإِسْلَامِ وَالْإِيمَانِ
Waxaan isaga ku ammaanayaa qarsoodi iyo muuqashaba
Waa xaq ku waajibay Islaamka iyo Iimaanka
يَا رَبَّنَا بِالْمُصْطَفَى الْعَدْنَانِ
اغْفِرْ ذُنُوبِي ثُمَّ أَصْلِحْ شَأْنِي
Rabbiyow, annagoo kugu baryeyna Mustafaha Cadnaan
Dambiyadayda ii dambi-dhaaf, xaalkaygana ii hagaaji