عَلَيْكَ صَلَّى اللهْ يَا خَيْرَ خَلْقِ اللهْ
Korku ha ahaato naxariista Alle, ka u khayr badnaa uunka Alle.
So
So
عَلَيْكَ صَلَّى اللهْ يَا خَيْرَ خَلْقِ اللهْ
وَالْآلِ وَالْأَصْحَابْ وَالْقَوْمِ أَهْلِ اللهْ
يَا كَعْبَةَ الْأَسْرَارْ وَمَنْبَعِ الْأَنْوَارْ
بِالْعَزْمِ يَا مُخْتَارْ أَيَّدْتَ دِينَ اللهْ
Kaabadii sirahaay iyo ishii iftiinkaay
Go'aan adag, kii la doortayow, ayaad ku xoojisay diinta Alle
فِدَاؤُكَ الْأَرْوَاحْ وَمِثْلُهَا الْأَشْبَاحْ
يَا خِيِرَةَ الْفَتَّاحْ مِنْ أَنْبِيَاءِ اللهْ
Naftu waa kuu hure, iyo jirka laftiisuba
Kii u wanaagsanaa ee uu doortay Furahu, anbiyada Alle dhexdooda
يَا مَنْ لَهُ الْبُرْهَانْ وَخُلْقُهُ الْقُرْآنْ
مَا كَانَتِ الْأَكْوَانْ وَحَقِّهِ لَوْلَاهْ
Kaasoo leh xujada cad, dhaqankiisuna yahay Quraanka
Koonka may jireen, xaqiisa ayaan ku dhaartaye, haddaan isagu jirin
لِوَاؤُكَ الْمَرْفُوعْ وَقَوْلُكَ الْمَسْمُوعْ
وَحُبُّكَ الْمَطْبُوعْ فِي مُهْجَةِ الْأَوَّاهْ
Calankaagu waa ka sarreeyaa, hadalkaaguna waa mid la maqlay
Jacaylkaaguna wuxuu ku xardhan yahay laabta qof kasta oo hamuun qaba
نَدْعُوكَ بِالسِّبْطَيْنْ لِكَشْفِ هَذَا الْغَيْمْ
يَا مَلْجَأَ الْكَوْنَيْنْ بِالْخَطْبِ بَعْدَ اللهْ
Waxaan kugu baryaynaa labada awow in daruurta dhibka laga qaado
Magangalka labada caalamow dhibaatada markay dhacdo, Alle ka dib
هَا أَنْتَ فِي الْمَحْشَرْ مُؤَيَّدُ الْمَظْهَرْ
فَكُلَّمَا تُذْكَرْ عَلَيْكَ صَلَّى اللهْ
Maxsharka dhexdiisa ayaad joogi adoo muuqashadaada lagu xoojiyey
Mar kasta oo lagu xuso, naxariista Eebbe korkaaga ha ahaato