لِغَيْرِ جَمَالِكُمْ نَظَرِي حَرَامُ
Quruxdiinna mooyee, eegmada kale waa iga xaaraan.
So
لِغَيْرِ جَمَالِكُمْ نَظَرِي حَرَامُ
وَغَيْرُ كَلَامُكُمْ عِنْدِي كِلَامُ
Indhahayga quruxdiinna mooyee wax kale waa u xaaraan
Hadalkiinnuna mooyee hadal kale agtayda ma aha hadal
وَعُمْرُ الْنَّسْرِ مِنْكُمْ بَعْضُ يَوْمٍ
وَسَاعَةُ غَيْرِكُمْ عَامٌ فَعَامُ
Cimriga gorgorku agtiinna waa maalin badhkeed
Saacad cid kale lala joogaana waa sannad iyo sannad kale
وَصَبْرِي عَنْكُمُ شَيْءٌ مُحَالٌ
وَمَا لِي قَاتِلٌ إِلَّا الْفِطَامُ
Inaan idiinka samraana waa wax aan suurto-gal ahayn
Ma jirona wax i dila oo aan ahayn in layga kiin goyo
إِذَا عَايَنْتُكُمْ زَالَتْ هُمُومِيْ
وَإِنْ غِبْتُمْ دَنَا مِنِّيْ الْحِمَامُ
Markaan idin arko murugadaydu way idlaataa
Haddii aad iga maqnaataanna geeridii baa ii soo dhowaata
أَوَدُّ بِأَنْ أَكُونَ لَكُمْ جَلِيسًا
وَتُنْصَبَ لِي بِرَبْعِكُمُ خِيَامُ
Waxaan rabaa inaan wehel idinla fadhiya noqdo
Teendhooyinkaygana lagu dhex mudo baradiinna
فَدَاوُوا بِالْوِصَالِ مَرِيضَ هَجْرٍ
يَهِيمُ بِكُمْ إِذَا سَجَعَ الْحَمَامُ
Ku daweeya kulankiinna qofkii uu go'itaanku bukaysiiyey
Isagoo idin jecel mar kasta oo ay qoolleydu gabyeyso
حَدِيثُ غَرَامِهِ فِيكُمْ قَدِيمٌ
وَمَلْبَسُهُ مِنَ الْحُبِّ الْسِّقَامُ
Sheekada jacaylkiisa ee idinka idinku saabsan waa mid qadiim ah
Huwigiisuna waa xanuun ka dhashay jacaylka uu idiin qabo
فَأَنْتُمْ فِي الْأُصُولِ أَجَلُّ أَصْلٍ
إِذَا شِئْتُمْ تَحَصَّلَ لِي الْمَرَامُ
Idinku asallada dhexdooda waxaad tihiin asalkii ugu sarray
Haddii aad doontaanna wixii aan haminayay waa ii rumoobayaan
بِكُمْ صَعْبُ الْأُمُورِ يَعُودُ سَهْلًا
فَبِالْإِحْسَانِ جُودُوا يَا كِرَامُ
Idinkay arrimihii adkaa idiinku fududaadaan
Ee deeqsinimo iyo wanaag nagu deeqa kuwiinna sharafta lahow
وَلَيْسَ سِوَاكُمُ لِلْجُودِ أَهْلًا
فَكَيْفَ نَزِيلُ سُوحِكُمُ يُضَامُ
Ma jirto cid idinkoo kale deeqsinimada u qalanta
Sidee buuna u dhibtoonaan karaa martida soo degtay fagaarihiinna?